Karen Clark's Campaign Literature in Somali

Karen Headshot Somali.jpg
Karen Headshot Somali.jpg
Waxaa Doortay Xisbiga Dimoqraadiga (DFL)

Xildhibaan Karen Clark waxay muujisay hogaamin wax tar leh, dadweeynaha ku nool xaafadaha konfurta Minneapolis-na wax badan bay u qabatay in ta ay ku jirtay (Minnesota House of Representatives). Waxyaabaha ay wax ka qabatay waxaa ka mid ah arrimaha dhaqaalaha, xuquuqul insaanka, guryaha la awoodo in la kiraysto, sameeynta mushahaaro lagu noolaan karo, ka hortaga danbiyada ama budhcadnimada, ilaalintacimilada iyo daryeelkeeda ayaa ahaa waxyaabaha ay qabanaysay mar walba.

Karen Somali Lit 2010

Drupal implementation: Community Design Group, LLC | Hosting and support: Advantage Labs, Inc